Thursday, July 3, 2008







jiilaal waa nin aad madow oo salxamo dhaadheer leh oo walibana ilkaha hore ay aad u dhaadheer yihiin jiilaal wuxuu had iyo jeeraale oo caan ku yahay paltlak oo uu run ahaan uu ka dhigatay camal iyo madadaalo wuxuu mararka qaarkood uu ku faanaa oo uu yidhaahda waxan ahay ilaahi paltlaka wuxuu gaadhay inuu sheegto ilaahnimo wuxuu gaadhay inuu ku daydo fircoon oo aad garanaysaan kaa soo hore u sheegtay ilaahay hadaba maxay natiijada uu jiilaal ka doonaayo paltlaka .?

No comments: